Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Milatariga Soomaaliya howlgalo ay ka sameeyeen deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ku dileen xubno katirsan Al Shabaab. Abaandullaha qeybta 43Aad ee ciidanka xoogga dalka G/sare Maxamed Buule oo la hadlay Idaacada Codka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in howlgalo ay ka fuliyeen ciidankooda deegaanada Muuse … Continue reading Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab